Saturday 15 August 2015

UBBA GUBBA

Gudoonkaa sarc ee...ay aa manta...go'kaan kazoo...saaray mooshin ay ka...keenaan ay aa...xildhibaanoo ka tirsin...oo xilka looga...qaadaya oo ka...doodi dooni mooshinkan...oo buuxiyey shuruudaha...marki mooshin la gudbinaayoo...UBBA GUBBA...O...e...O...e...O...e...O...e...O...e...O...
Gudoonkaa sarc ee...ay aa sheeguy...in moshinkan loo...maareyn doono qaab...dasturi ah iyo...shuruucda kale ee...u degson dalka...waxaana uusun cadeyn...xilliga uu ka...doodi dooni mooshankan...oo buuxiyey shuruudaha...marki mooshin la gudbinaayoo...UBBA GUBBA...O...e...O..
Gudoonka sarc ee...ay aa dareemay...si weyn looga...waxaana dhaq dhaqaaqa...xildhibaanada ay gudbiyey...laga dareemayay goolagongaa...mooshinkan ay aa shalay...isagoo sheeguy in uu...yahay mid dib-u-dhac...u keenaaya wadanka...doodi dooni mooshankan...oo buuxiyey shuruudaha...marki mooshin la gudbinaayoo...UBBA GUBBA...O...e...O...e...O...e...O...e...O...e...O...e...O...e...O...e...O...